(Akhriso) Dowladda Maraykanka oo War xasaasi ah ka soo saartay doorashada Jubbaland

Dowladda Mareykanka ayaa ka hadashay Doorashada muranka ka taagan yahay ee maamul Goboleedya Jubbaland, kadib booqasho uu ku-xigeenka xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka ku tegay magaalada Muqdisho. Qoraal uu soo saaray afhayeenka Waaxda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ku- xigeenka xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee dhinaca siyaasadda David Hale uu Muqdisho kula kulmay Ra’iisal … Continue reading (Akhriso) Dowladda Maraykanka oo War xasaasi ah ka soo saartay doorashada Jubbaland